Xildhibaankii ugu horeeyay oo Jubbaland faderaalka ku matala oo Kismaayo soo gaaray .

63
Xildhibaan Mawliid Cabdi Maxamuud ayaa noqday Xildhibaankii ugu horreeyey ee si dhiirran uga soo dega magaalada Kismaayo isagoo ka jawaabaya baaqii Madaxweynaha Jubaland H.E Ahmed Mohamed Islaam.
Madaxweynaha ayaa ugu baaqay xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya ee deegaan doorashadoodu tahay Jubbaland inay yimaadaan Kismaayo, si ay oga qayb galaan shir wadatashi ah oo uu ku baaqay.