Maamulka Dowladda Hoose ee Degmada Kismaayo ayaa gubay 120 Kiish oo Bur ah oo dhaafay xiligii loogu talogalay in la isticmaalo, kadib markii ay ku daaheen Baqaaradii ay ku keydsanaayeen.
Waxaana howshan Dowladda Hoose ka caawiyey Ganacsatadii lahayd Burka dhacay.