
ciidamada jubbaland iyo Kuwa Xooga dalka
gaar ahaan qaybta 43-aad ,ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Danab ayaa howlgalo sifayn iyo bur burin isugu jira ka sameey deegaanka Gole shinbi iyo deegaanada kale oo ka tirsan gobolka jubadda hoose.
Dhageyso: Taliye xi-geenka Ururka 162-aad ee Kumaadooska Danab Cabdirisaaq Maxamed Ismaaciil Kuusne ayaa ka warbixiyay u jeedka hoowlgalkani.






![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







