Xafiiska Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan xasilinta iyo ilaalinta arrimaha rayidka ayaa magaalada Kismaayo ugu qabtay saraakiil iyo saraakiil xigeeno katirsan ciidamada jubbaland iyo Kuwa Xooga dalka tababar kusaabsan xasilinta iyo ilaalinta arrimaha rayidka dagaanda laga xoreeyay Maleeshiyaadka khawaarijta si loo dardar galiyo xasilinta deegaanada laga xoreeayay khawaarijta dadkuna uhelaan adeeg amni oo laysku halayn karo.
Tababarkan ayaa socon doona mudo sadex cisho ah.