Ciidaamada Jubbaland iyo kuwa Xoogga Dalka oo Hawl galo Sifeeyn iyo Burburin Isugu Jirra Kasameeyay Deegaano Katirsan Gobolka Jubbada Hoose, Hawlgalkan Ayay Ciidamadu Kafuliyeen Inta Udhaxaysaa Beerxaani iyo Dhoobley Iyo Deegaanada Hoos Yimaada Gobolka Jubbada Hoose, Howlgaladdan Ayaa Waxaa Hogaaminayay Taliyaha Qeybt43aad ee C/Dulka X.D.S. G/Sare: Nuur Mahad Xasan. Taliyaha ayaa Faafahin Kabixiyay Hawlgallada Lagu Bur-Buriyay Goobihi Gabaadka uu Ahaa Maleeshiyaadka Argagiixisadda.