
Qaybtan si lamid ah qaybtii hore waxaan diirada ku saareynaa doorka dhalinta ee dhismaha Nabadda iyo horumarka maadaama uu yahay mowduuc balaaran iyadoo aan ognahey in dhalinyarada ay yihiin laf-dhabarta dhismaha nabadda iyo horumarka, waxayna door muhiim ah ka ciyaaraan abuurista bulshooyin xasilloon oo barwaaqo ah.

![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







