Dhageyso: Qeybta 1aad Barnaamij gaar ah oo ku saabsan Doorka dhalinyarada ee dhismaha nabadda iyo horumarka

202

 

Qeybta 1aad ee barnaamijkan gaarka ah waxaan ku eegaynaa Doorka dhalinyarada ee dhismaha nabadda iyo horumarka maadaama dhalinyarada ay door muhiim ah ka ciyaaraan dhismaha nabadda iyo horumarka bulshooyinka waxay yihiin jiilka mustaqbalka, waxayna awood u leeyihiin in ay horseed u noqdaan isbeddelka wanaagsan ee bulshada.