
Maxkamadda Darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka sida iyo dambiyada culus ee Jubbaland ayaa maanta xukun dil toogasho ah ku fulisay gacan ku dhiiglayaasha kala ah Yaasiin Cusmaan Colow oo horay u dilay Marxuum Muxiyadiin Cabdi Xassan iyo gacan ku dhiigle Dable Maxamed Cabdullaahi Siciid oo isna horay u dilay Marxuum Maxamed Deeq Nuune Saalax.






![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







