Madaxweyne kuxigeenka labaad Jubbaland oo kismaayo ka daahfuray shirka wasaaraddaha ganacsiga XFS iyo dawladaha xubnaha ka ah Federaalka.

189
Madaxweyne kuxigeenka labaad ee Jubbaland mudane cabdiqaadir xaaji Maxamuud ayaa goordhaw kismaayo ka daahfuray shir udhaxeeyo wasaarada ganacsiga iyo warshadaha XFS iyo Wasaaraddaha ganacsiga dawladaha xubnaha ka ah Federaalka.
Shirkaan ayaa diiradda lagu saarayaa nidaamka diiwaanka ganacsiga soomaaliya.
Masuuliyiin ay qayb ka yihiin rugta ganacsiga heer federaal Iyo Heer Dowlad Goboleed ayaa madashaan xaadir ku ah
sido kale Ganacsatadda magaalada kismaayo ayaa goob joog ka ah shirkaan.