Madaxwayne kuxigeenka koowaad ee Dowladda Jubbaland
oo ay weheliyaan xubno isugu jira heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed ayaa shirar hor dhac u ah xal u helidda shaqaaqadii ka dhacday degmada Luuq waxa ay laqaateen Odayaasha Dhaqanka degmada Luuq .
Shirkan oo hordhac u ah sidii loogu soocelin lahaa nabad kuwada noolaanshiyaha bulshada kunool degmada Luuq ayaa waxa la isku afgartay in laga wada shaqeeyo Nabada islamarkaana laga sii anba qaado sidii loo heshiisiin lahaa beelaha walaalaha ee ay shaqaaqadu dhex martay.