
Mamulka degmada Baardheere ee gobolka Gedo iyo masuuliyiin ka socotay hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Jubbaland ayaa maanta booqasho ku tagay kaamamka barkacayaasha degmada Baardheere.
Masuuliyiinta ayaa ujeedka socdaalkoodu daarranaa u kuur galidda xaaladda guud ee Barakacayaasha kaamamka dagan, iyagoona qof qof u xaalad wareystay kana dhageystay caqabada jira ee u baahan in wax laga qabto.
Guddoomiyaha degmada Baardheere Mohamed Weli Yussuf iyo isku-duwaha Hay’adda JUCRI ee gobolka Gedo Ali Dagane Cisman ayaa hogaaminayay masuuliyiintan kormeerka sameynayay.





+24
All reactions:
1

![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







