Wasiirka Wasaaraddda Arrimaha Gudaha Fadaraalka iyo dib u hishiisiinta Jubbaland mudane Maxamed Ibraahim Ogle Xilldhibaano ka tirsa Golaha Wakiilada Jubbaland iyo Howalwadeenada Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jubbaland ayaa Garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyay Wafdi uu hogaaminayay Wasiir Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha fadaraalka iyo dib u hishiisiinta XFS Mudane Saadaad Maxamed Nuur oo Maanta soo Gaaray Magaalada Kismaayo.
Wafdiga ayaana Magaalada kismayo u yimid inay kaga qayab galaan shirar Muhiim ah oo kismaayo ka furmi doona.