Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Jubbaland oo fasaxday shaqaalaheeda

0
519

 

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Dowaladda Jubbaland ayaa fasaxday shaqaalaha hay’adaha dowliga ah iyo kuwa aan dowliga ahayn, munaasabadda Ciidul fidriga awgeed.