Madaxweynaha dowladda Jubaland oo magacaabay gudoomiye ku xigeenka maamulka iyo maaliyada gobolka Gedo iyo gudoomiyaal degmo

342

Qoraal kasoo baxay Xafiska warfaafinta Madaxtooyada dowladda Jubaland ayaa u qoraan sidaan

UJEEDO: magacaabista Gudoomiye ku xigeenka maamulka Maaliyada gobolka Gedo iyo Gudoomiye ku xigeenada degmooyinka Beledxaawo iyo Buurdhuubo

Tix-raac: XM/DGJS/059/2024

Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam

Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Jubaland, Cutubkiisa 4aad,Qodobka 72ad, Fargada(5aad) ee ku aadan awooda madaxweynaha, ee magacaabida xubnaha Golaha Fulinta Jubaland;

Markuu Latashaday: Madaxweyne ku-xigeenada Dowladda Jubaland;

Wuxuu Madaxweynaha Dowaladd Jubaland u magacaabay:

Xuseen Askar Maxamuud Gudoomiya kuxigeenka maamulka Maaliyada Gobalka Gedo.

  1. Xasan Maxamuud Cali Gudoomiyaha Degmada Buurdhuubo.
  2. C/Raxmaan Cabdulaahi Cali Gudoomiye ku xigeenka Amniga lyo Siyaasada Degmada Buurdhuube.
  3. Cabdicasiis Xareed Cabdulaahi Gudoomiyaha Degmada Balad Xaawo.
  4. Cabdifataax Nuur Mataan Gudoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasada Degmada BeledXaawo.
  5. Magacaabistan waxay dhaqangalaysaa marka uu Madaxweynahu sixiixo wuuna sixiixay.