
-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan sagootin ah Madaxtooyadda Qaranka kula qaatay safiirka dowladda aan walaalaha nahay ee Turkiga, mudane İbraahim Mete YAĞLI oo uu u dhamaaday muddo xileedkiisa.
Madaxweynaha Qaranka ayaa Safiirka ku bogaadiyey dedaalladii diblomaasiyadeed ee uu ku bixiyey horumarinta iskaashiga labada dal

![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







