Shirweynaha 7-aad ee caafimaadka Jubaland ayaa Maalinkii labaad ka socda magaalada kismaayo,
Shirkan waxaa ka qeyb galay Wasiirka Caafimaadka Jubbaland, shaqaalaha Wasaarada Caafimaadka heer degmo iyo heer gobol iyo Hay’addaha bahwadaagta ah Wasaaradda kala shaqeeya adeegyada caafimaadka,