
Ugu yaraan hal ruux ayaa ku geeriyooday,qof kalena waa uu ku dhaawacmay kadib shil diyaaradeed oo maanta abaara 11:30 ka dhacay degmada Ceelbarde ee gobolka Bakool sida uu Warbaahinta Qaranka u xaqiijiyay Maareeyaha garoonka Ceelbarde C/fitaax Geedsane
Diyaaradda oo ka duushay Muqdisho, ayaa sidday gargaar Banii’aadano,waxaana saarnaa afar ruux oo shaqaalaha UN-ka ah gaar ahaan qeybta WFP,Shilka Diyaaradda ayaa ka dhashay kadib markii mid ka mid ah Taayarada uu baxay oo ka weectay wadda ay ku orodaan diyaaradaha, iyadoona diyaaradda gashay dhismo u dhow aagga garoonka.
Wixii war ah oo ka soo kordha halkaan isha ku ha

![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







