Agaasimaha guud ee Madaxtooyada Qaranka ayaa Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhoweeyay Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka Mudane Xasan Cali Khayre oo muddooyinkii dambe dalka ka maqnaa.
Khayre ayaa ka qeyb ka ah Madaxda Ku casuuman Shir barri ka furmaya Muqdisho kaas oo uu guddoomin doono Madaxweynaha Jamhuuriyadda.