Ciidanka Daraawiishta Jubbaland oo Kaabiga ku haya degmada Xagar ee gobolka Jubbada hoose

720
Deg Deg: Ciidamada Dowladda Jubbaland iyo kuwa Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kaabiga ku haya degmada Xagar ee gobolka Jubbada hoose oo dhowr iyo tobankii sano ee la soo dhaafay ay gacanta ku hayeen Khawaarijta nafla caariga ah ee Al Shabaab.
Ciidanka oo ka baxay degmada Afmadow ayaa cagta mariyey deegaano badan oo ay Khawaarijtu fariisimo ku lahaayeen islamarkaana ay ku dhibaateyn jireen Shacabka Soomaaliyeed, Waxaana Ciidanku ay hadda kaabiga ku hayaan degmada faca weyn ee Xagar.
Wixii warar ah ee soo kordha kala soco Halkan.