wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha bulshada Jubbaland ayaa ku wargelineysa dhammaan shaqaalaha Dowladda iyo kuwa aan dowliga aheyn in munaasabadda Ciida Arafo iyo 1-da Luulyo awgeed inay tahay fasax tahay laga bilaabo maalinta Arbacada 28 June ilaa 1-da Luulyo.


![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







