Madaxweyne ku xigeenka koowaad ee Dowladda Jubbaland mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta gaaray magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka
Madaxweyne ku xigeenka iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhaweeyey Xildhibaano iyo masuuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka.