
Hoggaamiyeyaasha Golaha Yurub ayaa soo geba-gabeeyay shirweyne hal maalin ahaa oo shalay oo Talaado ah ay ku yeesheen magaalada caasimadda ah ee Reykjavik ee dalka Iceland.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xad-gudubyada aadane ee ka dhacay Ukraine, in Ruushka lagula xisaabtamo burburka uu ka gaystay Ukraine iyo qulqulka muhaajiriinta ee qaaradda Yurub.

![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







