
Ra’isul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane , Saalax Axmed Jaamac ayaa daah-furay barnaamijka Qaran ee Tirakoobka Dadka iyo Guryaha Soomaaliyeed.
Madasha Daah-furka ayaa waxaa goob joog ka ahaa Wasiirro iyo Xildhibaanno katirsan DFS, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho iyo wakiillo ka socday beesha Caalamka.


![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







