
Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed General Cabdi Xasan Xijaar iyo dhigiisa dalka Ethiopia General Damelesh Garbamichel ayaa magalada Addis Ababa ku kala saxiixday iskaashi oo dhanka amniga ah iyo sare u qaadista tababarada aqoonta booliiska.
Ciidanka booliska Federaalka ah ee Itoobiya kan Soomaaliya ayaa hadda ka dib wadaagi doonnaa xogaha kala duwan ee la xariira shaqada ciidanka.

![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







