
Wasiirka maaliyadda XFS Dr; C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta Muqdisho kula kulmay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Tiina Intelman.
Wasiirka iyo Safiirka ayaa waxay ka wada hadleen isbeddalka dhaqaalaha iyo dib-u-habaynta Maaliyadda Soomaaliya.
Midowga Yurub waa Saaxiib muhiim u ah horumarinta Maaliyadda dalka iyo taageerada maaliyadeed ee Soomaaliya

![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







