Dhageeyso Barnaamij ku saabsan Ahmiyadda caafimaad ee uu leeyahay Gacmadhaqa

782
1212618588

Barnaamijkan ayaan diiradda ku saareeynaa muhiimadda caafimaad ee uu leeyahya farxalka iyo sida ay lagama maarmaanka u tahay bulshadu ay ahmiyad gaar ah siiyaan gacmodhaqa.

Barnaamijka waxaa marti noogu ah Dr. Maxamed Ibraahim oo kamid ah dhaqaatiirta ka howlgasha magaalada Kismaayo.

Hoos ka dhageeyso Barnaamijka;