
Kulanka Golaha Shacabka ayaa waxaaa uu Ajanduhu yahay Akhrinta 2-aad ee Hindise Sharciyeedka Jaangooynta iyo Tayo Dhawrka.
Sharcigaan ayaa waxaa soo diyaariyey Wasaaradda Ganacsiga ee Xukuumadda Soomaaliya, Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga ayaana sheegay in sharcigan muhiimad gaar ah u leeyahay Soomaaliya.
Sharcigaan ayaa ah mid dhawraya tayadda adeegyadda lasoo gelinayo waddanka, Gudiyadda Baarlamaanka Dawlada Federaalka ah ayaa mudooyinkii danbe ku mashquulsanaa diyaarinta sharciyadda la horkeenayo Baarlamaanka.

![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







