Wasiirka Qorsheynta oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowlada Imaaraadka Carabta

0
1037

Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Faderaalka ee Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowlada Iskutaga Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya, Mudane Maxamed Axmed Al-Othman.

Wasiirka iyo Safiirka ayaa ka wada hadlay sidii ay labada wadan isaga kaashan lahaayeen dhanka horumarinta iyo Maalgashiga dalka