Dawlada Jarmalka ayaa bandaw kusoo rogtay dalkaaas si looga hortago faafitaanka nooca cusub ee Karoona kaas oo loo yaqaan Omikroon.
Dadka ayaa loo diidi doonaa isku socodka waxaana la mamnuucay in iskugu yimaado meelaha bulshadu ku kulanto.
dalka Jarmalka ayaana ah dalka 2,aad ee dadka ugu badan xanuunkaan ku qaaadeen.
Caalamka ayaana walaac xoogan ka muujiyay nuuca cusub ee karoona iyadoona ay Dawlado ay ka mid yihiin Norway Denmark iyo Faransiiska ay horey dadkooda xanibaado ugu soo rogay.