
Waxaa maanta soo idlay kulan u socday saddex maalin gudiyadda joogtada ah ee barlamaanka kaas oo ku saabsanaa hogaaminta wanaagsan ,iyadoona guddiyada qaatay tababarka ay ka fa’iideysanayeen casharo kusaaban hoogaaminta wanaagsan , tababarka ayaa loo qabtay 28 xildhibaan ,gabagadii kulanka ayaa waxaa warbaahinta lahadlay Shukri Weyrax Kaariye guudoomiyaha Gudiga hab- dhowrka ee barlamaanka dowladd Goboleedka Jubbaland
“tababarkaan aan qaadanayan ee kusaabsanaa hogaaminta wanagsan wuxuu ka qayb qadanayaa matalaadda barlamaanku u hayaan shacabka “ sidaas waxaa yiri Shukri Weyrax Kaariye guudoomiyaha hab dhowrka ee barlamaanka dowladd Goboleedka Jubbaland

![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







