GUDIYADDA DOORASHADA XUBNAHA AQALKA SARRE EE JUBBALAND OO MAANTA KISMAAYO KULAN KU YEESHAY

839

Guddiga Doorashada Golaha Shacabka ee Jubbaland u saaray qabashada Doorashada xubnaha Aqalka Sare ee Jubbaland iyo Guddiga SEIT ee Jubaland oo maanta kulmay.
Kulankaas waxa lagaga wada hadlay hannaanka ay u qabsoomayso Doorashada xubnaha Aqalka Sare ee ka soo baxaya Jubbaland.
Shalayey ahayd markii Gudoomiyaha Barlamaanka Jubbaland shaaciyey gudi xildhibaano ah oo Gudiga doorashada Jubbaland kala shaqaynaaya doorashada xildhibaanada aqalka sarre ee Jubbaland.
Dooraashadda xildhibaanadda Aqalka Sarre ee Jubbaland ayaa lagu wadaa in lagu qabto xiligii loo asteeyey oo ahayd 23’July ee 2021