Wasarada arimaha gudaha dowlad goboleedka jubbaland oo gobolka Gedo kawada mashruucyo lagu hormarinayo adeegyada Bulshada

1159

Agaasime guud ee wasaarada arimaha gudaha dowlad goboleedka jubbaland  abdirahmaan abdi ahmed oo ku sugan degmada garbahaareey ee gobolka gedo ayaa manta waxa uu kulan laqaaty bulshada degmada isgoo u sharaxay mashruuca ay wasarada arimaha gudaha jubbaland ka her galinayso  gobolka gedo gaar ahaan degmada garbahaareey

 Kulanka waxaa ka soo qeeb galay maamulka degmada ururada bulshada qeebaheeda kala duwan iyadoo laga doodayay sidii degmada garbahaarey u heli lahayd mashruuca ay dalbadaan  waxa ayna bulshada degmada soo dhaweyeen mashruucyada lagu hormarinayo gobolka gedo ay wado wasarada arimaha gudaha dowlad goboleedka jubbaland