Wasiirka Qorshaynta Jubbaland oo saxiixay buuga tacsida Madaxweyne Ku-xigeenkii 2-aad ee Dowlada Jubbaland

19

Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Malgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dawladda Jubbaland Mudane Cabdiraxmaan Cabdi Axmed oo gaaray Guriga uu daganaa Madaxweyne Ku-xigeenkii 2-aad ee Dowlada jubbaland ayaa Saxiixay Buugga tacsida Marxuum Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud oo dhawaan geeriyooday.