Barnaamij gaar ah oo looga hadlaayo Sidee loo la tacaali karaa xanuunada ku dhaca dhimirka, maxaase sababa?

3445

Halkaan ka dhagayso Barnaamijka Xanuunada ku dhaca dhimirka ayaa la sheegaa in Soomaaliya uu aad ugu sii badanayo isla markaana la tacaalid badan u baahan.

Colaadihii sokeeye iyo isticmaalka balwadda badan ayaa sabab u ah sida ay sheegayaan khuburada ama dhaqaatiirka ka faaloota xanuunada dhimirka ku dhaca

Dhagaysi wanaagsan