
Halkaan ka dhagayso Barnaamijka oo ku saabsan Isbeddelka Cimillada iyo Masiibooyinka ka dhasha.
Barnaamijka waxaa soo jeedinya Ahmed Abdi Mohamed (Toronto).
Waxaa ka qayb galaya barnaamijka Umulkaltuum Siyaad Maxamed oo ka socda hay’adda The lutheran World Federation(LWF).
Maslax Mowliid Maxamed oo ah Agaasimaha waaxda Kaymaha iyo Khayraadka dabiiciga ah ee wasaaradda deegaanka iyo Isbeddelka cimillada Jubbaland.
Siciid Hussein oo madaxa xafiiska noolaha kala duwan iyo duurjooogta ee wasaaradda deegaanka iyo Isbeddelka Cimillada Jubbaland.
Barnaamijyada Isbeddelka cimillada oo taxanaha oo si maalinle ah uga baxa Radio Kismayo waxaa taageeraysay hay’adda The lutheran World Federation (LWF).
Dhagaysi wanaagsan