fariin ku saabsan ilaalinta xuquuqda aadanaha  (Protection)

116

Halkaan ka dhagayso fariin ku saabsan ilaalinta xuquuqda aadanaha  (Protection).

Fariintan waxaa idiin soo gudbisay Hay’adda LWF iyadoo kaashanaysa Wasaaradda Haweenka, Arrimaha Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka dowladda Jubbaland Waxaa maalgelisay Hay’adda Canadian Lutheran World Relief iyo Canadian Global Affairs.