
Halkaan ka dhagayso Barnaamijka Lixaad oo ku saabsan Isbeddelka Cimillada qaasatan Muhiimada dhirbeerista leedahay ee la xiriirta Isbeddelka Cimillada
Barnaamijka waxaa soo jeedinya Ahmed Abdi Mohamed (Toronto).
Waxaa ka qayb galaya barnaamijka Mahad Cabdulle Cumar oo ka socda hay’adda The lutheran World Federation.
Yahye Abdirisak Mohamed oo agaasimaha macadka cilmibaadhista Jubba Valley Institute iyo Faadumo Ali Adan oo ah gudoomiye kuxigeenka Dallada Bulshada rayidka Jubbaland.
Barnaamijyada Isbeddelka cimillada oo taxanaha oo si maalinle ah uga baxa Radio Kismayo waxaa taageeraysay hay’adda The lutheran World Federation (LWF).
Dhagaysi wanaagsan