Kullan is xog waraysi ah oo dhex maray Maamulka Gobalka Gedo ee dowladda Jubbaland

23
Shir ballaran oo ay isugu yimaadeen Wasiiro, Xildhibaano, Maamulka Gobalka Gedo, kan Degmada Dolow iyo dhamaan iskuduwayaasha heer Gobal iyo heer Degmo ee ka kala socday Wasaaradaha Dowlad Jubaland ayaa ka qabsoomay degmada Doolow ee Gobolka Gedo.
Shirkaan ayaa Daarnaa is barasho, iska xog wareysi shaqooyinkii socday, caqabadaha taagan iyo in la helo wada shaqeyn rasmi ah guud ahaan xafiisyada Gobolka si loo helo adeeg bulsho oo hufan