38ardey oo dhamaysay Quraanka kariimka ah oo xaflad kismaayo loogu sameeyay

35

Maamulka Madarasada Salmaanul Faarisi oo ka mid ah Madarasooyinka Magaalada kismaayo ayaa Xaflad qalin jabin ah u qabtay 38 arday oo dhameysay qur,aanka kariimka.

Munaasabada ayaa waxaa ka soo qeyb galay Maamulka Machadka, culimaa’udiin, Waalidiin, Arday, iyo Marti Sharaf kale.

Xaflada ayaa shahaadooyin lagu gudoonsiiye ardaydii dhameyse qur,aanka kariimka.