Xildhibaanada labada gole ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (JFS) ku matala Jubbaland ayaa eedeyn xooggan u jeediyay Xasan Sheikh Maxamuud iyo kooxdiisa. January 15, 2025 16 Share on Facebook Tweet on Twitter Xildhibaanada Labada Golle ee Baarlamaanka JFS ku matala Jubbaland ayaa eedeyn kulul ujeediyay Xasan Sheikh Maxamuud iyo Kooxdiisa oo siyaasadeeyay arimaha gargaarka, kabka Miisaaniyada iyo Deeqaha Caalamiga ah ee Jubbaland.