Wasiirka Wasaaradda Haweenka Arimaha qoyska iyo Xuququl insanka Dawladda Jubbaland Marwo Cadar Cabdullahi Juraati ayaa ka qayb gashay Munaasabad lagu qabtay Xarunta Hormarinta Haweenka Degmada Kismaayo oo lagu Soo bandhigay koox Haween ah oo baratay farshaxanka iyo qurxinta guryaha,
Bandhigan waxaa Sido kalle kaso qayb galay Agaasimaha Waaxda Jinsiga iyo Gudoomiye yaasha Qaar kamid ah Ururada Haweenka.
See Translation