Xubno kamida Baarlamaanka Soomaaliya ee Jubbaland ku matala D.S oo kismaayo soo gaarey

68
Xubno kamida Baarlamaanka Soomaaliya ee deegaan doorashadooda ay tahay Jubbaland ayaa lagusoo dhaweeyay magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee Jubbaland.
Xubnahan ayaa ka qeyb ka noqon doona Xildhibaanada heer federaal ee Jubbaland metala ee ka qeyb gali doona shirka wadatashiga ee uu iclaamiyay Madaxweynaha Dowladda Jubbaland H.E Ahmed Mohamed Islaam.