Wasaaradda Arrimaha Gudaha Fadaraalka iyo diib hishiisiinta Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ka daah-furtay kulanka Madasha Wadatashiga Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Jubbaland iyo xiriirka Hay’aha Dowladda.
Madashan waxaa looga hadlay sida ugu haboon ee loo xaqiijin lahaa daadajinta adeegyada Dawlada Jubbaland.
Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa wada dadaalo ku aadan sidii loo xoojin lahaa daadajinta awooda dawladnino, federaalaynta iyo sida ugu wanaagsan ee shacabka ku gaari lahaaa adeeg haqab tiran.