Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Jubbaland oo maanta Golaha wakiilada Dhorgeysay Miisaaniyadda sanadlaha

81
Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Jubbaland ayaa Golaha wakiilada Dowladda Jubbaland horgaysay Miisaaniyadda Dowladda taas oo maanta martay akhrintii kobaad oo ay sameynayeen golaha Wakiiladda Jubbaland.
Golaha Wasiirrada Dowladda Jubaland oo uu shir guddoomiyey Madaxweynaha Dowladda Jubaland H.E Ahmed Mohamed Islaam ayaa ansixiyey Miisaaniyadda Dowladda Jubaland ee sanadka 2025. Taas oo dhan $𝟲𝟯,𝟯𝟴𝟳,𝟭𝟭𝟭.𝟯𝟵.