Wasiirka Wasaarada Hawla-ha guud dib u dhiska iyo guriyeenta Jubbaland Mudane Cabdiwahab Axmed Ismaaciil oo ay Weheliyaan Wasiir ku xigeenka iyo Agaasimaha guud ee Wasaarada ayaa xarunta Wasaarada ku qabilay Saraakiil sare oo ka socotay Hay’adda U.H.C.R
Kulanka ayaa intii uu socday looga wada hadlay hormarinta dadka dib u dajinta loogu sameeyay Deegaanka lugloow oo ah deegan ay daganyihiin dadka ay Soo barakiciyeen dabaylihii E-lino ee Dalka ku dhufta dabayaaqadii sanadkii hore.