wasaarada cadaalada iyo Arrimaha Dastuurka Dowladda Jubbaland oo kismaayo kusoo xirtay kullanka wadatashiga ee lagu diyaarinaaye istaraatiijiyadda bahda cadaaladda Soomaaliya.

103
Wasiirka wasaarada cadaalada iyo Arrimaha Dastuurka Dowladda Jubbaland Mudane Cabdi-Wali Xuseen Jaamac ayaa magaalada Kismaayo kusoo xiray kullanka wadatashiga ee lagu diyaarinaaye istaraatiijiyadda bahda cadaaladda Soomaaliya.
Kulankan ayaa waxaa ka soo qeybgalay Wasiirka Wasaarada Cadaalada iyo Arrimaha Dastuurka Jubbaland Mudane Cabdi-Wali Xuseen Jaamac Agaasimaha Wasaarada xubno ka socda bahda cadaaladda ee Wasaarada Cadaalada iyo Arrimaha Dastuurka XFS ardayda jaamacadaha haweenka, dhalinyarada, iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa kulanka kaga doodayey aragtiyo ku aadan in la helo hormarinta nidaamka cadaaladda, si istiraatiijiyadda cusub ay uga tarjumto baahiyaha iyo talooyinka bulshada.