Taliyaha cusub ee saldhiga Booliska Dagmada Baladxaawo ayaa xilka kala wareegay taliyihii hore

176
Taliyaha cusub ee saldhiga Booliska Dagmada Baladxaawo ayaa xilka kala wareegay taliyihii hore ee saldhiga dagmada Cali Muxumed Dahir.
Munaasbada xilwareejinta oo ka dhacday Gudaha Saldhiga Booliska dagamada Baladxaawo ayaa waxaa goobjoog ahaa Taliyaha Nabadsugidda iyo sirdoonka ee Gobolka Gedo General Jamaal Xasan Sareey, Gudoomiyaha Dagmada Baladxaawo Mudane Cabdicasis Xareed Cabdullahi.
Masuuliyiinta oo ciidanka Booliska fagaaraha kula hadlay ayaa kula dardaarmay joogteynta atkeynta Amniga iyo shaqooyinka ay u hayaan bulshada Somaliyeed ee dagamada Baladxaawo.