Wasiir kuxigeenka Wasaradda Amniga gudaha Jubbaland Gen Adan Axmed Xaaji oo uu weheliyo taliyaha ciidanka Darawiishta Jubaland Sareeye Guuto ismaciil saxardiid keydsane ayaa gaaray degaanka janaa Cabdalle ee gobolka Jubbada hoose halkaas oo ay ku suganyihiin ciidanka Darawiishta Dowlada Jubbaland
Socdaalka Wasiir kuxigeenka ayaa daranaa dhiri galinta ciidanka ee maalmihii ugu dambeyey jab xooga gaarsiiyay Argagixisada iyo xalada guud ee ciidanka
Wasiir kuxigeenka ayaa kulan is xog wareeysi ah la yeeshay saraakiisha ciidanka ayagoo kawar bixiyay xalada amni ee degaanka iyo howlgalada ay ciidamadu kawadaan degaanka .