Dhageyso:Barnaamij gaar ah oo ku saabsan ahmiyada waxbarashada iyo sida loo kordhin karo tirada caruurta ee iskuulaadka

221

Ahmiyada ay waxbarashada uleedahay caruurta ku nool kismaayo iyo sida kor loogu qaadi karo tirada caruurta iska diiwan galinaysa iskoolaadka iyo goobaha waxbarashada.

Waxaa barnaamijkan taaba galinaya hay’ada L.W.F oo kaa shanaysa deeq bixiyaha radio Aid anagoo Radio Kismaayana waan idiin soo gudbinaynaa .