Dhageyso Wasaarada xanaanada xoolaha jubbaland oo meelo ka baxsan Kismayo ka bilowday talalka Xoolaha

124

Wasaarada xananaada xoolaha dhirta iyo Daaqa ee dowlada Jubbaland ayaa ka hadashay muhiimada uu dadka reer miyiga u leyahay talaalka iyo daaweynta xoolaha oo inta badan ay abaar iyo xanuuno kala duwan oo ku dhacay xooolaha ay u dhamaadeen
Sidoo kale waxa ay tilmameen masharuucan ay wasaarada wado Muhiimada uu ledahay in ay helaan Dadka xoola dhaqatada Daawowinka loogu tala galay xoolaha oo ah kuwo tayo iyo wax tar u Leh Xoolaha ku dhaqan degaanada jubbland.

Agaasimaha adeega caafimaadka xoolaha ee Jubaland oo radio kismaayo laa hadlay ayaa ka warbixiyaay talaalka iyo muhiimada uu Uleyahay dadka dhaqda xoolaha asagoo tilmaamay in ay tahay xili ay Baahi ween u qabaan xoolo dhaqatada ku dhaqan jubaland.